Jabhadda Amxaadara "Fano" oo 93km ujira
magaalada Adis Ababa
In mudda ahba gobolka Amxaarada waxaa ka socday dagaalo udhexeeya dowladda federal Itoobiya iyo dagaalamayaasha jabhadda Amxaarada ee Fano.
Dagaaladan ayaa looga itaal roonaaday ciidamada dowladda federalka Itoobiya.
Sida ay ku warameyso warbaahinta gudaha Itoobiya oo soo xiganeysa xubno kamid ah jabhadda Amxaarada, ciidama jabhadda Amxaarada ayaa kaabiga ku heysa magaalada madaxda Itoobiya Addis Ababa. waxaa la arkayay ciidamada jabhadda Amxaarada oo isku gadaamiyay xerada ciidamada millitariga Itoobiya ee deeganka Ensaro Shewa, magaaladan ayaa 93km u jirta magaalada Addis Ababa.
https://www.bandhigga24.com/2024/01/xasan-sheekh-ayaa-lagu-wadaa-inuu-la.html
Qowmiyadda Amxaarada oo ah qowmiyadda labaad ee ugu tirada badan dalka Itoobiya ayaa gabi ahaan kasoo horjeeystay nidaamka iyo dowladda uu raiisul wasaaraha ka yahay Abiy Axmed, waxayna wacad kumareen inay xilka ka tuurayaan Abiy Axmed.
Ilaahay ha isku jabsho
ReplyDelete👍
ReplyDelete