Boqor Cismaan Buurmadow ayaa shaaciyay dambi weyn inay gashay beesha Isaaq maadaama aan soodhaweysanay oo aan wax walba gacanta u galinay beesha Hawiye anagoo iska fogeenay oo colaadinay Daarood.
Boqor Buurmadow ayaa tibaaxay in Xasan Sheekh ku ciyaaray dowladnimadii Soomaaliya.
Boqorka ayaa sidookale sheegay " Xasan Sheekh waxa uu doonayo inay tahay dowlad reerkiisa tahay, caasimad reerkiisa tahay ummadda kalena marti katahay.
No comments:
Post a Comment